Adigoo qalabkeenan isticmaalaya, xulo kooxdaadad tartanka Qaramada Afrika ee kooxaha ay soo xuleen khubarada ciyaaraha ee BBC, lana wadaag asxaabtaada.